Bikra Jabinta qaabka ugu sahlan (Halkan ka baro) | HOYGA SIRTA NOLOSHA
Tuesday, September 1st, 2015

Bikra Jabinta qaabka ugu sahlan (Halkan ka baro)

Published on February 23, 2015 by   ·   No Comments

Habeenka Ugu Horeysa ee arooska waa habeen loogu magac daray aqal gal amase maalinta koowaad ee bisha malabka waana maalin leh tilmaamo wanaagsan iyo jawi farxadeed sababtoo ah waxaa midooway laba lamaane oo noqday ul iyo dirkeed amase si kale aan u sifeeyo waxaa hal meel isugu yimid lamaanayaal mudo waqti kooban ku qaadanayay meel cayiman iyaga oo sheeko wadaag keli ah.

Habeenka Aqal Galka waa ka dareen duwan yahay kan caadiga ah ee maalin weliba ay ku kulmi jireen lamaanayaasha waayo lamaanayaashu waxa ay xambaarsan yihiin Guux ka dhex jira maskaxda oo la xiriira is weydiin su’aalo fara badan oo salka ku heysa xilliga ay isku keli noqdaan labada lamaane sida ay xaajadu noqon karto maadaama saacadaha ka harsan howlaha la xiriira arooska iyo ugu danbeyntii galbinta oo labada lamaane heli doona fursad dahabi ah oo ay hoosta albaabka kaga soo xertaan si ay u wada xaajoodaan.
Dhanka Gabadha ayaa la ogaaday in ay marar badan is weydiiso wax ay tahay bikro jebin oo mararka qaar walwal geliso su’aashas dhanka ninkase waxaa jira cabsi la xiriirta habka ugu fudud bikro jebinta oo aan gabadha ku keeni doonin cabsi hadaba maxaa la gudboon labada lamaane ee habeenka aqal Galka nasiibka u yeesha in ay dhadhamiyaan maalinka koowaad ee bisha malabka kaliya eeg qodobadan la xiriira ragga iyo dumarka

Ragga……..Is Dejin Labada Dhinac ah si loogu diyaar noqdo isu tag la xiriira maskax iyo ka war qab ciyaarta halka ay mareyso sii loo xakameeyo in ninka kacsigiisa bato gabadha bikradana halkaas ay ku dareento xanuun si looga feejignaado arrintan waxaa haboon in ninka hordhac jaceyl ah sameeyo, sheeko goos goos,

Salsalaaxis iyo geedka ( MalabYarowga ) iyo Cambarka Gabadha la mariyo faasliin, taasi oo taageero buuxdo u noqon doonto in gabadha walwalka ka suulo kadibna si aayar ah geedka u galiyo canbarka haddii gabadhu ay qeyliso amase xanuun ay dareento fadlan jooji howsha taas bedelkeedana ka dhigo in aad raaxeystaan sidaas howsha ku wad ilaa gabadha aad bikro jebiso.

Wacdaraha.com

Hoyga Sirta Nolosha

TOP NEWS

INDHAS

Dhagaha Biya Maka Cabi kartaa Sida Afkaaga ! (Daawo Mucjiso)

September 1, 2015
Muuqaalkan ayaa waxaa uu soo gaaray nalaqosol.com waxaana ...
buaran

Naagaha buuran Sidaan ayaa loogu Raaxeeyaa Ee waxkale haku Daalin TOP SECRET

September 1, 2015
Galmada naagaha buuran waxa ay u bahan tahay ...
HABKA

Habkaan Waxaa Laga Qaadaa Raaxo Waali Ah ! dabada ayey ka dhidideysaa xaaskaaga

September 1, 2015
Ceeb ma ah in labada lamaane ay is ...
shumis lamane

RAAXADA GUURKA IYO SIRTA SARIIRTA HABEENKA AQAL GALKA

August 30, 2015
Guurku waxa uu ka mid yahay astaamaha waawayn ...
gabadhsoo

Ibta Naaska qaabkee Raaxada looga dareemaa (VIDEO TOOS AH)

August 30, 2015
Inta badan dumarka ayaa raaxo macaan oo heer ...
raaxa2

Dumarka Astamaahan Leh Waa Kuwa oogu Kacsiga Badan ooguna Raaxada Macaan Xiliga galmada

August 30, 2015
Astaamaha lagu garto Dumarka oogu himilada iyo kacsiga ...
Jini gaarigiis

Mucjiso ka dhacday Ruushka Muuqaalkan daawo

August 29, 2015
Dhacdo mucjiso iyo yaab leh ayaa waxaa la ...
GABAR-LA-GARACEY-300x139

GABAR WEJIGEEDA LOO BADALAY SIDAAN -BAL DAAWO XANUUNKAN

August 29, 2015
Dhacdadan oo inta Badan lagu Soo qaatay gabadh yar ...
NAASYA

6 Sababood oo dumarka NAASKA yar uga fiican yihiin kuwa NAASKA weyn

August 29, 2015
Waan filayaa in mowduucani yahay mid xasaasi ah, ...
shukansigi

Shukaansiga xiligan Muuqaalo qosol leh

August 29, 2015
Haasaawihii hore (shukaansi) iyo kan haatan jira ee ...