Dumarka Ragga qaababkan leh wey neceb yahin (Sirta Dumarka) | HOYGA SIRTA NOLOSHA
Thursday, September 3rd, 2015

Dumarka Ragga qaababkan leh wey neceb yahin (Sirta Dumarka)

Published on February 6, 2015 by   ·   2 Comments

Gabadh kasta waxay xaq u leedahay inay doorato ninka ay doonto.
Waana shay cadaalada ka fog in lagu khasbo cid aanay rabin.
Gabdhuhu ama habluhu waxay soo maraan heerar kale duwan, marka laga eego xagga da’da. Inta u dhexayso 15 jir ilaa 20 jirka, habluhu intooda badan raggu waa isugu mid.

Waana xilliga ay gabadha ku adag tahay habka xulashadu. Waxayna u baahan tahay in si joogta ah tallooyin la siiyo. Si ayna ugu dhicin booraan. Laakiin marka la gaadho 20 iyo wixii ka weyn waxay figrad buuxda ka haystaa habka ay u xulan lahayd ninkii ay nolasheeda ku aamini lahayd.

Gabadhu waa inay ka feejignaataa khiyaamooyinka ay kula kacaan ragga qarkii. Iyagoo isticmaalaya erayo ama hadalo macaan oo aan dhaafsanayn afka baarkiisa. Waa inay iska shaandhayso, balanqaadyada ay soo qadimaan raggu, iyagoo doonaya
inay fushadaan ujeedooyin qarsoon. Waa inay noqotaa gabadh fiiro badan oo aan si fudfud loo duufsan Karin.

Bal aan soo qaadano qaar ka mid ah hadalada macaan ee soo jiita dumarka.
= markaan ku arko ayaan farxad kala qaboobaa.
= muxu ilaahay kugu manaystay qurux, caqli iyo garasho.
= ma qof la iloobi karo ayaad tahay.
=mar kasta xusuustayda kama baxdid
= waxaad tahay gabadh dhamaystiran, dhinac kasta.
Markay gabadhu maqasho erayadaa ama qaar u dhigma way ku raaxaysanysaa, ka dibna
waxay gabadhii ku beermaya jacyl xaddhaaf ah.
Waxyaabaha habluhu ku raacaan ragga.
1) Lacag
2) Aqoon
3) Qurux
4) Aftahnimo
5) Madaxnimo
6) Dabeecad wanaagsan

Calaamadaha dumarka wax jecel.
= waxaynu soo qaadan doonaa calaamadaha ugu caansan.
= waxay la soo baxaysaa xishood aad u badan
= waxay jeceshahay inay mar kasta kul joogto
= waxaad ku arkaysaa shaki badanm oo ay kaaga shakiyayso inay gabadh kale kaa
qaado. Laakiin shakigaasi maaha kii xumaanta ahaa, ee waa jacyl xadkiisii
dhaafay.
= is qurxin xad dhaaf ah, oo ay ninka ku soo jiidanayso.
= waxay ku halmaantaa magaciisa, markay sheekaynayso.
= waxay la soo baxaysaa inay markasta garaacdo tilifoonkaaga,si ay u maqasho
hadalkaaga,
Maxay dumarku qiimeeyaan.
1) Jacylka.
2) Quruxda.
3) Heesaha (kuwa dareenkooda khuseeya).
4) Xafladaha.
5) Labiska ( dhar xidhashada).

Noocyada dumarka ee raggu neceb yahay.


= gabadha carrabka dheer, ee meelkasta hadal iyo doodd la taagan.
= gabadha ninkeeda meel kasta ku cidhiidhada, ee ka garab hadasha. Marna aan
tixgalin hadalkiisa.
= gabadha doonta inay ninkeeda ka sarrayso ama u taliso. Wax kastuu soo jeediyo
ku gacansaydha.
= gabadha ninka reerkiisa iyo saaxiibadii ka caydhisa gurigeeda.
= gabadha markasta ninkeeda ka codsata lacag dheeraad ah, oo ka baxsan tan
gurigeed ku filan.
Waxyaabaha dumarka lagaga farxiyo.
= in la amaano.
=in loo keeno hadiyado kala duwan.
= in goor kasta loo muujiyo in la jecel yahay.
= in markay hadlayso, loo dhago nuglaado.
= in la caawiyo markay hawl hayso.
= in laga ilaaliyo hadalada qallafsan.
= in loo muujiyo ixtiraam badan.
= in loo garaabo sax ama khalad
=in loo sameeyo wax wada iibsi (shopping)

Noocyada dumarka ee raggu jecel yahay.
= gabadha furfuran, ee inta badan aan qaylo iyo hadalo xun ragga ku odhan.
=gabadha mar kasta is qurxisa. Gurigeedana qurxisa.
=gabadha tallada ninkeeda uga dambaysa.
=gabadha ninkeeda aaminta, wuxuu u sheego maqasha.
=gabadha dhawrta ninka ehelkiisa iyo saaxiibadii.

Qoraaladan waxan ka soo xigtay buuga magaciisa la yidhaa: men are from mars and
women are from venus.

Aqristoow adigana Fikradaada ka dhiibo hadii aad u aragto qaar aan soconeyn mise aan ku cancin, meesha hoose faaladeede noogu soo gudbi

xariga gabdhaha

 

Wacdaraha.com

TOP NEWS

wabiga

Nin Wabi ku dul socda (Indha sarcaad miyaa?]

September 2, 2015
Steven Frayne oo aad dadka ugu yaqaanaan Dynamo ...
jaba

Qoraafaad qalqal ku haya Reer Japan Iyo Indhayar badan (Sii daalaco)

September 2, 2015
Dadka dagan Japan waxaa aad uga soo xoogeysanaya ...
A smartphone user shows the Facebook application on his phone in Zenica, in this photo illustration

Yaab ka dhacay Facebook oo malaayiin ka yaabsadey

September 2, 2015
Aalada Facebook ayaa la sheegay in sabab u ...
INDHAS

Dhagaha Biya Maka Cabi kartaa Sida Afkaaga ! (Daawo Mucjiso)

September 1, 2015
Muuqaalkan ayaa waxaa uu soo gaaray nalaqosol.com waxaana ...
buaran

Naagaha buuran Sidaan ayaa loogu Raaxeeyaa Ee waxkale haku Daalin TOP SECRET

September 1, 2015
Galmada naagaha buuran waxa ay u bahan tahay ...
HABKA

Habkaan Waxaa Laga Qaadaa Raaxo Waali Ah ! dabada ayey ka dhidideysaa xaaskaaga

September 1, 2015
Ceeb ma ah in labada lamaane ay is ...
shumis lamane

RAAXADA GUURKA IYO SIRTA SARIIRTA HABEENKA AQAL GALKA

August 30, 2015
Guurku waxa uu ka mid yahay astaamaha waawayn ...
gabadhsoo

Ibta Naaska qaabkee Raaxada looga dareemaa (VIDEO TOOS AH)

August 30, 2015
Inta badan dumarka ayaa raaxo macaan oo heer ...
raaxa2

Dumarka Astamaahan Leh Waa Kuwa oogu Kacsiga Badan ooguna Raaxada Macaan Xiliga galmada

August 30, 2015
Astaamaha lagu garto Dumarka oogu himilada iyo kacsiga ...
Jini gaarigiis

Mucjiso ka dhacday Ruushka Muuqaalkan daawo

August 29, 2015
Dhacdo mucjiso iyo yaab leh ayaa waxaa la ...