Xatooyo Sheeko Qosol badan (Akhriso) | HOYGA SIRTA NOLOSHA
Wednesday, August 5th, 2015

Xatooyo Sheeko Qosol badan (Akhriso)

Published on May 6, 2015 by   ·   1 Comment

Inaad adigoon u dan lahayn wacdo Lambar Telfoon waxay mar mar keentaa inuu kaa qabto Qofkii Telfoonka watay oo yara dhibsada Wicitaankaas ula-jeed la’aanta ah. Waxaase tan ka duwan kana halis badan arrinta ku dhacday Laba Wiil oo Ameerikaan ah.

Wiilashan ayaa Tefloon ay si Qaldan u weceen iyagoo aan waliba ka war heyn wuxuu u horseeday inay Xabsiga galaan.

Shabakadda ABC ee Wararka faafisa oo Mareykanka ku taala ayaa sheegtay in Wiilashan oo Xatooyo ku howlanaa, uu Midkood isagoo aan ogayn si lama filaan ah u garaacay Lambarka Booliska ee Xaaladaha Deg dega ah loogu tala galay.

Mid ka mida Xubnaha Booliska ayaa Telfoonkii qabtay, wuxuuna weydiiyay soo wicihii Su’aal ahayd “ Maxay tahay Xaaladda Deg dega ah eek u heysa?”..

Hase yeeshee Qofkii Telfoonka soo wacay ayaa ka aamusay inuu jawaabo, balse Telfoonkii oo Hawada ku jira ayuu ka tagay, sidaas ayeeyna Xaruntii Booliska ee lasoo wacay ku dhagaysatay Labadan Wiil oo ka sheekeysanaya inay doonayaan Maan-dooriye.

Nathin Teklimrim iyo Carson Raynhart ayaa lagu kala magacaabaa Wiilashan, Midka dambena Da’diisu waa 20 jr.

Waqti kooban ka dib ayeey Wiilashii isku sheegeen inay isku dayayaan inay xoog ku galaan Gaari . midkood ayaana kii kale ka dalbaday inuu Musmaar iyo Burus u keeno hadii uu u baahdo.

Qofkii Xarunta Wicitaanka ee Booliska joogay oo wali dhagaysanaya Codadkooda ayaa durbadiiba maqlay Dhawaqa Muraayad la jabinayo, iyadoo markaa ka dibna Wiilashii Labada ahaa ay qaylo bilaabeen, markii ay heleen Kaniiniyo.

Geba-gebadii Howshoodana, waxaa ku yimid Booliska oo Goobta soo gaaray, halkaas oo baaritaano laga sameeyay si Labada Wiil ee Dhaca geeystay loo helo.

Macluumaad uu bixiyay Qofkii qabashada Telfoonka Deg-dega ah ee Booliska fadhiyay ayaa lagusoo baadi goobay Wilashan oo iyagu isku dayay inay Raadadkooda qariyaan, Baabuurkiina joojiyaan.

Labadooda oo la qabtay ayaa dafiray inay wax dambi ah geeysteen, balse markii Gaarigoodii la baaray ayeey Boolisku heleen Alaab lasoo xaday.

Booliska ayaa hakiyay Wiilasha, kuna eedeeyay inay ku lug leeyihiin Xatooyo, Shirqool iyo heysashada Alaab lasoo dhacay.

wacdaraha.com

Hoyga Wararka Iyo Wacdaraha Nolosha

TOP NEWS

guur doon

Ugaar ah Dumar:Talooyin Khaas U Ah Dumarka Guurdoonka Ah

August 5, 2015
Ka dheerow inaad ka mid noqoto dumarka markaliya ...
NAASV

Galmada afka iyo dabada waxaa laga qaadaa cudurka kansarka carabka

August 5, 2015
Cilimi baaris qota dheer oo ay sameestay Hay’ad ...
kacsi2

Daawo Dumarka Ugu Cambarka Macaan Waa Kuwa Leh Astaamahan.Qoraal+Video

August 5, 2015
waxaa la ogaaday dumarka ugu wax macaan.Raga soomalida ...
facebookkaar

Gabar ma xishoota ah oo su’aal waalan waydiisay wadaad caan ah-Muuqaal

August 5, 2015
Daawo: Gabar oo Soomaiyeed oo Sheikh Caan ah ...
mirir jaceyl

Dumarka qurbaha ka yimid iyo dhalinyarada xamar maxa kala heesta -Daawo

August 5, 2015
Iyadoo xiligan lagu guda jiro Bisha Ramadaan ayaa ...
farrow

Fariin Jaceyl Xambaarsan Oo Dhuuxa Ku dhalaalinaysa !(Baro Erayo Jaceyl)

August 5, 2015
Marka Hore Iga Hano Salaan Hufan, Oo Heybad ...
gabadha aabe

Gabadhaha hadii lasoo Bikra Jabiyay Astaantaan ayaa lagu Gartaa (Warbixin sirta Dareenka)

August 4, 2015
Xuubka bekrada waxa dusha ka dahaara ama ka ...
raaxoppl

Damaca dumarka waqtiga Galmada

August 4, 2015
Damac marka aynu ka hadalno waa dareen naf ...
raga

Maxaad ka ogtahay Ragga Dumarka ay aad-ka u necebyihiin.

August 4, 2015
Waxaynu aragnaa maalmahaan in haweenku ay noqdeen kuwa ...
xaas

Ugaar ah Xaasaska laqabo:- Astaamaha lagu garto in uu ninkaaga ka caajisay galmada xog hoose

August 4, 2015
Ninak uma sahlana in uu dareenkiisa isla markii ...