Ismahaan Waa Gabadh Furiin sugta ah ! (Arin Yaab leh) | HOYGA SIRTA NOLOSHA
Friday, August 28th, 2015

Ismahaan Waa Gabadh Furiin sugta ah ! (Arin Yaab leh)

Published on May 17, 2013 by   ·   No Comments
Ismahaan Waa Gabar Soomaaliyeed Oo Ku nool magaala madaxda waxanka kenya ismahaan waxaa heysta ladaran mid Dooro waayo ninkeedii ayaa waxa uu ugu goodiyay wax aysan marna ka filayn Maadaama ayadan ay tahay qof maseer badan.

Ismahaan ninkeeda waa ganacsade waxa uuna kamid yahay ganacsatada Alaaba keena magaalada nayroobi, waxa uu u dhexeeyaa dubai iyo nayroobi   ismahaaan nikeeda ayaa guursaday gabr kale oo ku nool magaalada dubai.

Ismahaan waxaa arrintaan soo gaarsiiyay dad ayada iyo  ninkeeda qaraabo la ah waxaan telefanka ugu sheegay gabar habaryarteed dhashay oo ku nool magaalada dubai oo wax badan kale socotay dhaqadhaqaaqa ninkan qaba gabarta ay ilmo habreedka yihiiin waxayna kor kala socoto qaabka uu u dhacay arooska qarsoodida ah ee uu galaly ismahaan ninkeeda.
Ilaa iyo hada Lama ogo ismahaan go’aanka ay ka qaadan karto arrinkaan ayada soo wajahay,lkn waxaa jirta  shux shux ah in ismahaan mar un ay ku dhaqaaqi doonto labada go’aan ee horyaala  midkood.
Waxaase u wanaagsan in ismahaan aysan gurigeeda dumin waayo ninkeeda ilaah ayaa ubaneeyay in guursdo naago kale talada ay wacdaraha siinayso gabadhan ismahaan ayaa ah in ay isaga qanacdo xukun alle ayna dhaqato reerkeeda iyo ilmeheeda.
Warbaahinta Wacdaraha.com
Hoyga Sirta Nolosha

TOP NEWS

aroos12

Guurka Oo La Ogaaday In Uu Dhiso Lafaha Raga,Kana Badbaadiyo Cuduro Halis Ah

August 27, 2015
Waa markii ugu horraysay ee taariikhda la ogaado ...
hargeysa1

Tumasho mase tamashleen maxaa la dhihi karaa muuqaalkaan Hargeysa laga soo duubay Daawo

August 27, 2015
Maxaad kala socotaa sida Hargeysa looga baashaalo.Magaalda HARGEYSA ...
ragaa

Ilaa 7 Nuuc Oo lagu tirtiri karo Madowga Kilyaha -Talo Caafimaad

August 27, 2015
Madowga fuula maqaarka kilkilaha inta badan ma ahan ...
dooq (1)

Maxaa Lagu Raacaa Naagaha oo lagu sooxushaa???? hadaba maanta ka faaiideyso xikmadaan

August 26, 2015
Shaikh Al-Nafsawi oo ahaa caalim Islaam ah, noolaana ...
dabaq1

DABAQ 10 SANO LA DHISAAYAY OO 10 ILBIRIQSI LAGU DUMIYAY DAAWO MUUQAALKA

August 25, 2015
Waxaan maanta kuu soo bandhigayna Muuqaalka Guri la ...
baxsad

Nin ka raayay askar Maraykan ah Oo arin adag la doonaysay -Daawo

August 25, 2015
Waxa idiin haynaa Muuqaal uu Telefishinka ABC News soo ...
fanaanada cusub

Fanaanad Hees kula hadashay Soomaaliweyn-Daawo

August 25, 2015
Fanaanadan cusub Oo fanka ku soo biirtay ayaa aad ...
xuseen fashil

Gabar loo heesto Fanaan Xuseen Shire in uu lumiyay -Hees ay la qaadey Daawo

August 25, 2015
Xog aan helnay ayaa waxa ay muujinaysaa in ...
umul

Naag si toos ah ugu umushay wadada dhexdeeda Daawo muuqaalka

August 24, 2015
Naag u dhalatay dalka masar gaar ahaan gobolka ...
raaxc

Arrimaha Keena In Haweeneyda Gaarin Gariirka Galmada.

August 23, 2015
Baaritaano la sameeyay ayaa lagu ogaaday in %75 ...